#MARACADDE #SHOW Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
Carabtu inta ay reer galbeedka hoos joogaan hadii ay dalalks islaamka isku dhiibi lahaayeen Pakistan turkey iwm oo ay maalgakiyaan labadaba Dan ayaa ugu jirta
Waa guul usoohoyatay wadamada islaamka ee lakala qeeybiyay laga dhex adeetay
Inkasto an la minikarin carabta waxan odhan laha dowlada ha Islam ka ah en carabta a hayn gashan bour halasamaysto wayo way kaga bixi oun wuxun loshegi nimanka reer galbedka ee waligod cadowga ou ah turkiga oun ba kuso jedini yanuamiinin
waxaan aad uga xumahey in Nacaski Farmajo ka qaasarerye Turkiga waangi Somali u wadey oo aheyd in ciidnaka u dhiso somaliyaan ku xidhnaato Turkiga kaliyaa Farmajo waxuu ciyaarey siyaasad gaboowadey Shiinha dhinca buu ka watey Mareykan Ruush
Farmajo ciimdadii u tababarey somaliya waa qasaareeyey why waxuu geyey dhalinyro qabiiil iyo jaceyl Farmajo lagu geeyey turkiga ama lagu tabababarey xerta turkiga Muqdsho
mahadsanid maxamed ciise maracad sarkaalka iraan qudayaani e ladiley cid an mossad ahayni meydilin lkn musaad waxad mooda iney kadu kaameys taan waan arin layaableh koley qaar kalena waa bartil maamed bye
Alshabab intey ragooda cunyso mey xamaas cawiso illahynh jano ayu gaynayaye falastin wd gulysan donta insha allah ado cidnh cawimad waydisn xga alleh aya ka gulysnysa falastin insha allah❤🦁🇵🇸❤❤
Mahadsanid suldaan
Asc Bahda mrcde,show masha allah
Madsanid ustaad mrcde,show
Khaliijka iyo turkiga isbaheysigoda wan tagersanahay ani ahaan idin ma,ogi
Falastini anaa waso maxaa kaquseeyo arimaha somalia😏😏
Guul iyo isfahan caalamul islaam
Madaxweynaha islaamka mundane Racep Tayib Ordugan wuxuu qaadey Talaabo guul u ah Dunida muslimka
Waa guusha islaamka is afgarakaasi
Waa ilahay mahadii ilahay islaamka u hiili cadga islamku ha jabo guul
waykufican yiihin isbahaydiga dawladaha islamaka wansodhowaynays
Waansoodhawaynayaa isbahaysia.islaamka
Masha alah ha heshiyan wdnada islanka insha alah wa wxlkufrxo iney sheshiyan
Anigu warka maaha waxa aan ka hadlayo ee ku aad hore usii deyseen oo ku saabsanaa lacagtii imaaraatka oo aad sheegteen in lambaradeeda la xayirey waxa macquul ila noqon weydey arinkaas iyada oo aynu ognahey in lacagaha la dhaco iyo kuwa madax furashada loo qaato ay suuqa gasho oo aan la xayirin markaa maxaa kuwaas loo xayiri waayey
Aadban ugu farax sanahay isbahaysigan wakhtigan ku soo beegmay waana soo dhawaynayaa, insha allah dowladaha muslinka wali rajo ayaa jirta
Wlhi wararka somalida waan aamini lahay