DEG DEG: Dab xoogan oo qabsaday Suuqa Isgooyska Banaadir ee Muqdisho Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah: Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed - Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka Follow on FB: 🤍🤍facebook.com/Dhaankawararka
Ina foormaajo laweydiiyo bal gadhkii islaam ku astaanta uahaa maxay yihiin shaarbahan dheer ee heer galbeedka ueeg haladhoho kolay waa nin gaalo jecele haduusan gaalo jeclayn qalbi dhagax gaalo uma dhiibeene dhaqankoodiina waa leeyahaye in shaarbaha lalaboxo gadhkana laxiiro
Ina foormaajo waxaa lagu xasuusan munaafiq nimada siyaasada soomaalida in ladhagax dhigo taalooyin ka dad halyeeyo ahaa oo marhore dhintay qof nool oo halyey ahna gaalo loogacan galiyo baa lagu xasuusan Ina foormaajo dhamaan waxyaalahan uusoo ban dhigtay wax qabad waa daily routine Wax taariikhda ugalaya ma aha nolol maalmeed Wax taariikhda gala ma aha isaga iyo madaxdii kahoraysayba midkaliya oo wax qabtay kuma jiro
Xaqiiq ahaan waa muwadin somaliya o dhaba
Farmaajo markale
Mdw hore farmaajo wax’s lagu xasuusan wanaag aaminki hantieren dadwryne iyo qaranimada wadanimo hawlkarimo iyo cadaalada wadanka dhisay iyo ciidanka clogs shaqaalahs lacagta siiyey iyo waliba shisheehe merl saaray cadowga ka adkaga Mdw farmaajo ilahay ka xafido from ceelhur insha
Allaha jeclsado farmaajo
Waanu jecelnahay
Gobanimo farmaajo guuuuuuul
Maasha Allah
Farmaajo waxa jecel shacabka Somaliyeed iyo ciidanka isaga oo lagu bartay ilaalinta Hantida Umada iyo run sheegista Cadowga shisheeye!
Farmaajo waxa uu hantay Quuluubta ciidanka iyo shacabka Somaliyeed walee
Walee laiama xaqiree ninkaasi wadanka iyo ciidanka waa dhisay xasan shiikhna intaas iyo kabadan kasugayna inshalah
Asc shacabka kuma jecelo3mw xasanl kuman dooran doorasho xaaran ah badku timid hadan adigoo xil lagugu wareejin baad bangigii udhacday lacagtii nalagu layn lahaa baad cadowgeenii kenay gacanta ugalisay intaad uga farxin lahayd foqorada soomaaliyeed oo kugu jeclaan lahaa laguuma qorin ee na hor dhaaf ma aragno waxaan kugu jeclaano
aabow farmaa. soo. noqo adoo nabada
Masha allh ale haku sharfo legend 🙌 farmaajo guul iyo gobanimo uga tagtaya dalka iyo dadka tariikhad ku xusu doonta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪❣❣💯✔
guul farmaajo. maxweyne. iga dheh
Soomaaliyaguulaygaadhay
ciidanka Farmaajo wax uguma baahno mushaarkeena Wuu Socanaaa
Ciidanka qurux badan 5 bilood kadib waxan kacabsanaa in mushaar la aan ku dhacdo
Waan iska ooy nayaa ido now why