Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah: Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed - Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka Follow on FB: 🤍🤍facebook.com/Dhaankawararka
Only Allah knows what's best.
ILAHAYOW NOO GARGAAR OO JABI CADOW KASTA EE SOOMAALIYEED AMIIN.امين 🤲❤🇸🇴
Dastuur waa shareecada rabi. Sida aad ujeceshahay quraanka akhrintiisa iyo iskudaaweyntiisu ujecloow inuu noqdo quranka iyo sunada dastuurka xukumaayo dalkeenu. In sharci lagadhigto Quranka ayeey hormar iyo cadaalad kujirtaa luguna walaaloobayaa rabina noogu naxariisanayaa
أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
Alaah hanoo doors Aloow nagaqabo inta daalimiinta
Mar Mar ugaadeen keinya iyo itoobiyabuu nooyeenayaa
RW SOOMAALIYEED
G KUHABOON REER MADIBAANEE
REERGEDO
REER SOOL
REER KOONFUR GALBEED
WAAREERAH UGU WADANISAN
DADKA SOOMAALIYEED
NOMJEERTEEN
UGAADEEN
HAWIYE
ISAAQA
WAAQABIILADA DALKASOOMAALIYEED CADOOWGA U KADAY
Dulmi Jadiid ayaa layiraahda
Camuu magaca ha qaldin.
Martin kadhig iyagaa ugu daCad san
Deni nagafogee xasan shiiqow hadaa muslimtahay
Mariiaan kadhig ayagaa ugu daacad San soomaaliye
Dowlad majirtee waraabayaasha dhaha
Xasanoow MRiixman ka dhig hadaa rabto in aysan wax kaa halaabin
Guusha N&N waa Puntland iyo xasan sheikh oo iska soo horjeesta
Hal xaaraan ah nirig xalaal ma dhasho ee allah umada soomaaliyeed ha badbaadiyo aamiin Allah ha naga qabto kuwa dhibaatada iyo fowdada wado ee dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin soomaali wey soo jeedaa ee aqliga ha shaqeeyo soomaali soomaali baa leh allah ha noo badiyo inta wanaagsan ee aqliga u saaxiibka ah aamiin
Durba waxaa dhacay khalalaad badan baarlamaankiina waa fadhiid oo hawshiisa ma qabsanayo gudiyadii ma dhisin doorashadii ka dib baarlamaanka ma fadhiisan mushquul lacag boob iyo jago raadin halka xasan ku xadgudbay dastuurka iyo isku dirka beelaha soomaaliyeed.
Qabiilka haliska dhaafo wadanka hana nacsiinina please 🤲
Soomalia waxee heer ka gaari la dahay qabiil walaahi bisinka
سبحان الله العظيم
wadankaan waa weli ee ma dhowa . marba hadii xilalka dalka ay qabiilo gaar ah leeyihiin
Mid kheyr qabo allaha ka dhigo
Damul jadiid mid burburiyo allaha ka dhigo