🤍🤍youtube.com/watch?v=iSU-IWoNkrw&feature=youtu.be
xasan sheikh wuxu uu ubadaley taliyaha nisa uu qaba iyo ciidanka gado joogo uu so celiyo muqdisho fursad wuxu sinaya imaradka iyo kenya wadanka halaga qabto xasan sheikh
xasan sheikh wuxu wada qaran dupmis halaga qabto wadankeena
Ma isbaaradii baa soo laabatay
???????
Reer koonfurta galbeedoow ceshta maamulkiina iska ilaaliya tuug qoslaaye dhiiqo khaain musuq. Tuug qoslaaye dhiiqo khaain musuq waa qabiili rabana aargoosi maya dhaha. Emirates iyo Kenya waa in shacabka Somaliyeed aynu u diyaar garooban. Inta goor goor tahay. Faragalinta qaawan ee shishayaha maya aynu dhahno.
Afsoomaali sidaasaxda ah uqor, oo kadaaya ciyaarta xarfaha aad iskiina uqortaan (afkii baadkuciyaareysaan)
Goofur ❌ K ✅
Kalbeed❌ G ✅
Mahadsanidiin
Rooboow waxaa larabaa in laga dhigto kaar lagu burburinayo K/G
Wallaahi somali wa ay khasaartey Haddii marba ay ugan Gashey emaraadka meel fog Aya Laga Raadin doona somali mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
Asc.mw.cusub.mawaxuu.noqon.burburiye.ninbaa.kategay.villllada.mawax.yimid.mawaxa.yI'm.mAdaxWayne.buubuu.ah
LAFTA GAREEN SIDEY DENI IYO AXMED DHUXULEYSTE U GALEN MADAXWEYNE FARMAJO ISAGA DIFAC CIDAN IYO HUBA WAD HAYSATA ISKA CELI UGU DHAMEY AFARTA SANO XASSAN SHEIKH U JOOGO RAGMATIHID HADI LAGA QADO XILKA KONFUR GALBEED DIRAC SOO IIBSO HADI KALE NIN RAGA ISKA DHICIYO NOQO QABIL QAL KA XOOG BADAN MALAHA ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️XILDHIBANADA BARLAMANKA SOMALIA EE 11 IYO DAMU JADIID LAGA TUURO XILKA HANA LOO SEL DELO CIDAMADA XOGA DALKA SOMALIA QABSADA WADANKA HADI KALE ALSHABAB HALA SOO FASAXO
Umada soomaaliyeed waa inay habaaraan wadamadaan hororkaaboo duulaanka nagu ah dida iimaaraatka iyo kenya ilaahay waxaanu kabsrinay inuu shartooda kuqabto ilaahoow naga qabo imaaraat
ROOBOW IYO MADAXA I FURAN, K.GALBEED WAXBA UMA YALAAN WA LA OG YAHAY IN AY YIHIIN AL_SHABAB, SHACABKA R. KOOFUR GALBEED HORUMAR DHAN WALBA LEH AYEY GAAREN.
Cidi warka sheegtay xaad
U sheege
Jkii8o
Soomaaliya habiinkii tuuga nimada lugu doorotay xasan tuugu bay soomaaliya hogo ku dhacaday ee wadanka halaga badbaadiyo xasan biliqo iyo kooxodiisa. Waa maalintii bad iyo beri gadan lahaayen ciidankan waya kala dirayan
S
Anigu waan yaabaye Imaaradku ma,isagaa leh dalka.Raga Somaliyed ka kaca hurdada diida Imaradka ciduu wax taro lama arag wuxuu dumiyo mooyane.
Alle ayaa mahad leh marwalba mahadaas oo ka muggen wax biliaadamku cabirikaro xasan shiikh iyo imaraad waa mixno umada heysato somaali iyada ayaa diday in ay ismaqasho ama israacdo hadana heysraamsato ee daaya imaraad bimilaahiye maxaad rabtaa
Walee Madaxweyne Farmaajo waa Madaxweyne kheereysan MaashaAlaah Soomaali oo dhan ayaa u ooysay MaashaAlaah Ilaahey hakuu siyaadiyo karaamo iyo sharaf Aamiin Madaxweyne geesi ah oo gaal u sujuudin guuuuuleyso
Baarlamaanka iyo xildhibaanadooda tuugada ah ayaa masuul ka ah ileen iyagaa gatay codkii shacabka oo tuuuuuuugo aruuuuurtay iyagaa keenay xasan bakhti kenyati u sujuude Doonimayno