DEG DEG: Rooble dhabarka ku qaatay Boorso Lacag ah, Boobka hantida Qaranka & Fadexada Damul Jadiid..

11414
21
213
26.05.2022
DHAANKA WARARKA

DHAANKA WARARKA

15778151
954
25.03.2018
CA
Описание видео:

Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah: Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed - Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka Follow on FB: 🤍🤍facebook.com/Dhaankawararka

Кадры из видео
DEG DEG: Rooble dhabarka ku qaatay Boorso Lacag ah, Boobka hantida Qaranka & Fadexada Damul Jadiid..
DEG DEG: Rooble dhabarka ku qaatay Boorso Lacag ah, Boobka hantida Qaranka & Fadexada Damul Jadiid..
DEG DEG: Rooble dhabarka ku qaatay Boorso Lacag ah, Boobka hantida Qaranka & Fadexada Damul Jadiid..
DEG DEG: Rooble dhabarka ku qaatay Boorso Lacag ah, Boobka hantida Qaranka & Fadexada Damul Jadiid..
Тэги из видео
Комментарии пользователей:
kulan Ali
2022-05-27 07:05:33

Rooble bangiga waa xoraystaye mooggiinna suga.

Showl Inyow
2022-05-27 04:41:34

Been badnaa ciwaanka hadii ee cadaan deeq lagu siiyay dowlada somalia lacag caawinaad ah ee soo bandhigaan Beelana meesha uu joogo koley hadal qaloocinta joojiya CBB

Apple Xaaji Apple
2022-05-26 22:12:46

Waa lacagtii uu u diiday Farmaajo oo laakin wuxuu ka faa,iideysanayaa waqtiga u Hassan waa wixii uu ka hortaagnaa farmaajo ar baahane maaha isaga kaliya balse waxaan ka baqayaa kuwa uu xilalka u magacaabay iney iyaguna sidaa iyo si ka daran sameeyaan oo la waayo labo damujadiid iney isku arkaan madaxtooyada somaliya Aabo habargidir waxey ku tashadeen xasan sheekh inuusan mar kale qayaanin oo ay waxey boobi karaan boobaan ninkii sidaa yeela waxey u yaqaanaan inuu yahay nin diric ah oo wax qabsaday kuligoodna waxey u joogaanba waa sidaas halbil kaliya ila soo fiiriya

Abdiwahab Adan Abdiwahab abdi adan
2022-05-26 21:51:34

War waxan an hata xishod mayo Roble bahani balayo berka ku faresatay idm illah

farxaan jamcale
2022-05-26 18:00:33

Sida loo qoslaayo arag baahane bakhti waxaa looo farxooyaa waraawe oo hilb diyaarsan camal silac ilhah hakugu dilee iyo saxriir

Saida Mohamed
2022-05-26 17:41:18

War waa maxey ninkan wax boobaya subxanalah war waxa miyuunan xishooneyn subxanalah war gofkaan iska qabta subxaanalaah yaan laguu sheegi kuligood wey isla ogyihiin meel daran ka baxa akhiro iyo qiyaamihiiba waa la hilmaamey subxanalah

fardowza bintu aydiid
2022-05-26 17:15:38

Wax aad shegta weesay ee iska aamus

Fartuun Mohamed
2022-05-26 17:08:59

Allah ha naga qabto imaaraadka iyo kuwa dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin Allah uma calfo dhaca ay wadaan rooble baahane iyo tiimkiisa aamiin

Happy family
2022-05-26 16:32:56

Hhh wlhi lacagta waxa loo keenayba waa in laysku diro musuuliyiinta

Omar guirreh
2022-05-26 15:34:23

R w Rooble waxaan u helay magac waana Ceeb udule. Waxana laqaba dili jadiid hawiyoow waxaas ayaad daawanaysaan Ilaah idin dulee sumxaanalaah

Omar guirreh
2022-05-26 15:21:51

Somaaliya waxaa ku habsaday masiibo waana dili jadiid alaah

Xuseen Maxamed
2022-05-26 14:42:51

Tuuggta qabta tuuugta celiya

M S
2022-05-26 14:34:34

Cudur Aan Dawo Laheyn ka Qaada . 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲🇸🇴

Maxamuud Cali
2022-05-26 14:08:24

Kkkkkkkkk war meesha haawaydii laga hor joogay baa jaanus uheshay dhamaan toid na waa iskumid xishoid majiro alle kacabsi majiro dal iyo dad lootudhayo majiro ceelkii lagasoosaaray bay kunoqotay belo kaashax day guduudda newaynaaa kkkkk

Asha Salah
2022-05-26 14:03:39

ROOBLE HADDU HELAY, MADAXWEYNE LA MID AH, OO KU WADA CAAN AH, BOOBKA HANTIDA UMMADDA, MID ROOBLE AYA LEH MIDDA KALE SAXIIBKIS XASSAN SHEKH AYU U GEYNAYA, WAANA SABABTA U XASSAN XAFIISKA UGU HAYO, ROOBLE OO MADAXWEYNIHI KEENAY U XILKA WAREEJIYAY, SIDAAS AWGEED ROOBLE XIL MA HAYO, LAKIIN XASSAN AYEY WADA SHAQEYSANAYAN, XASSAN MAQAAR SAAR AYEY U TAHAY.

C / waaxid
2022-05-26 13:52:52

Sbxn ALLAH ☝️
Dawladii wy udha maa tay
Sha raf tii somali khaf soo bi xi yay
Wuu ba xay Allah ☝️🤲
Ayaa noo maqan

Darbaweyne Tube
2022-05-26 13:48:17

Rooble baahane allaha naga qabto iyo damul jadiid

sir mohamed
2022-05-26 13:43:49

Ilaahayo rooble hau xalfiin lacagtas hadaanu nahay ilmo xaalal ah

Что ищут прямо сейчас
테블릿포스기 wrol 마커스 두치 김진동 جديد هيثم شاكر скучно новости в казахстане війна сьогодні леді баг кроссовки из китая комедии ипотека заброшка в лесу эксперименты МЕДВЕ МЫЛО 애니 리뷰 війна останні новини pribelszki porsche life
Похожие видео
03.07.2022
DEG DEG: RW Xamse go'aan culus qaatay, Damul jadiid xaalada ku xun & guusha MW Farmaajo..

DEG DEG: RW Xamse go'aan culus qaatay, Damul jadiid xaalada ku xun & guusha MW Farmaajo..

31.05.2022
DEG DEG Muse Suudi Oo Xasan Sh Ku Garacay Villa Somalia,Xilka Kursiga Duqa Muqdisho,C/Finish Cadeyay

DEG DEG Muse Suudi Oo Xasan Sh Ku Garacay Villa Somalia,Xilka Kursiga Duqa Muqdisho,C/Finish Cadeyay

26.05.2022
Ali Harare  iyo Yasin ducaale oo kahadlay Dhaqanka Somaalida oo Qabyo ah

Ali Harare iyo Yasin ducaale oo kahadlay Dhaqanka Somaalida oo Qabyo ah

19.09.2021
DEG DEG Xog Sir Ah Xaafiiska Rooble Ku Lugyeeshay Dilkii Ikraan,Puntiland Oo Qadatay Amarkii Farmajo

DEG DEG Xog Sir Ah Xaafiiska Rooble Ku Lugyeeshay Dilkii Ikraan,Puntiland Oo Qadatay Amarkii Farmajo

26.05.2022
DEG DEG TAREENKII XASAN SHIKH OO DENI IYO AXMED MADOOCE KA DHECEN IYO 9.6 MELYAN OO MEEL KALE GASHAY

DEG DEG TAREENKII XASAN SHIKH OO DENI IYO AXMED MADOOCE KA DHECEN IYO 9.6 MELYAN OO MEEL KALE GASHAY

08.01.2022
KHADRA SINIMO BARWAAQADA CAASHAQ ANA KU BADHAADHAY  XIDIGAHA GEESKA 2022

KHADRA SINIMO BARWAAQADA CAASHAQ ANA KU BADHAADHAY XIDIGAHA GEESKA 2022

02.07.2022
DEG DEG-Xamze iyo Xasan Shiikh oo Ciidamada Shisheeye isku Khilaafay, Hal arin oo Saakay...

DEG DEG-Xamze iyo Xasan Shiikh oo Ciidamada Shisheeye isku Khilaafay, Hal arin oo Saakay...

26.05.2022
DEG DEG MD Xasan Sh Ooyanayo Jilbaha Qabsaday Wafdigi M.Yururb,Qiyanadi Damu Jadiid oo Lagu Fahmay

DEG DEG MD Xasan Sh Ooyanayo Jilbaha Qabsaday Wafdigi M.Yururb,Qiyanadi Damu Jadiid oo Lagu Fahmay

28.05.2022
Deg Deg Sababta Loo Dilay Eng.Yariisow, Waa Kuma Ra'iisul Wasaaraha Cusub

Deg Deg Sababta Loo Dilay Eng.Yariisow, Waa Kuma Ra'iisul Wasaaraha Cusub

29.05.2022
DEG DEG Fadeexad:Xil Mahad Salaad Oo Lagu Garacay Xafiska Sirdoonka NISA,Asago Ooynayo Villada Galay

DEG DEG Fadeexad:Xil Mahad Salaad Oo Lagu Garacay Xafiska Sirdoonka NISA,Asago Ooynayo Villada Galay

26.05.2022
DEG DEG Goanka Xasan Sh Xilaalki U Boobay Qabiilkisa,Keydki Hubka & Saraakishi Ku Safay Damu Jadiid

DEG DEG Goanka Xasan Sh Xilaalki U Boobay Qabiilkisa,Keydki Hubka & Saraakishi Ku Safay Damu Jadiid

27.05.2022
DEG DEG: G/Odowa oo xilka Laga qaadayo, qalbi jabka Ciidanka Qaranka & Danaha Kenya & Imaaraadka..

DEG DEG: G/Odowa oo xilka Laga qaadayo, qalbi jabka Ciidanka Qaranka & Danaha Kenya & Imaaraadka..

27.05.2022
DEG DEG: Turkiga u hanjabay Damul Jadiid, Joojinta Burburinta Ciidanka & MW Farmaajo ku farxay..

DEG DEG: Turkiga u hanjabay Damul Jadiid, Joojinta Burburinta Ciidanka & MW Farmaajo ku farxay..

26.05.2022
Falanqaynta: Maxaa Laga Baran Karaa Doorashada Soomaliya | Mufakir/ Sheekh Cabdiraxman Bashiir

Falanqaynta: Maxaa Laga Baran Karaa Doorashada Soomaliya | Mufakir/ Sheekh Cabdiraxman Bashiir

26.05.2022
AX AX XASAN SHEEKH XABSI DHIGAY FARMAAJO FAHAD YAASIIN,MAHAD SALAAD TALIYAHA NISSA LOO MAGACAABAY

AX AX XASAN SHEEKH XABSI DHIGAY FARMAAJO FAHAD YAASIIN,MAHAD SALAAD TALIYAHA NISSA LOO MAGACAABAY

02.06.2022
XASAN SHIIKH MAAYLAND IYO GALMUDUG

XASAN SHIIKH MAAYLAND IYO GALMUDUG

01.01.2022
DOOD-ABUUR : Waa sidee  kartida iyo Adeeg Bixinta Hay'adaha Dawladda ee Somaliland?

DOOD-ABUUR : Waa sidee kartida iyo Adeeg Bixinta Hay'adaha Dawladda ee Somaliland?