DEG DEG: MW Farmaajo ilaalo ka dhigtay F/Qaroole & G/odowaa, Faraxada Shacabka & Naxdinta X/Sheekh..

46020
65
751
22.05.2022
DHAANKA WARARKA

DHAANKA WARARKA

15778151
954
25.03.2018
CA
Описание видео:

Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah: Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed - Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka #Muqdisho Follow on FB: 🤍🤍facebook.com/Dhaankawararka

Кадры из видео
DEG DEG: MW Farmaajo ilaalo ka dhigtay F/Qaroole & G/odowaa, Faraxada Shacabka & Naxdinta X/Sheekh..
DEG DEG: MW Farmaajo ilaalo ka dhigtay F/Qaroole & G/odowaa, Faraxada Shacabka & Naxdinta X/Sheekh..
DEG DEG: MW Farmaajo ilaalo ka dhigtay F/Qaroole & G/odowaa, Faraxada Shacabka & Naxdinta X/Sheekh..
DEG DEG: MW Farmaajo ilaalo ka dhigtay F/Qaroole & G/odowaa, Faraxada Shacabka & Naxdinta X/Sheekh..
Тэги из видео
Комментарии пользователей:
Maryam Ahmed
2022-05-25 15:41:03

Alxamdulilaah anigu waxaaba ka naxsanaa wiilashaa in ay dilaan ama ay xilkakaqaadaan

Maryam Ahmed
2022-05-25 15:37:12

Kkk oo maxaa maxakamad lagugeenayaa
Ma wadaninimo
Iyo xalaalcunimaa miyaa lagugeenay

Abshiro Ha
2022-05-25 04:10:03

Aabo farmaajo sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯

isseh moumin miganeh
2022-05-24 22:44:32

Beenale dhandhana farmajo dorashi walagahelay e mad ogayn waxana ilalina xasan sheekh e dadkad kaladilaysen waydhamatay cbb cccyy nacdalii kugudhacday

Maxames Cabdicasiis
2022-05-24 21:58:23

farxad ma ciyaal nacnacna loogadaybaa farxaan qaroole iyo kdawaaga qaawan maxay ka celin karaan miskiin adaa moodaye adeeroow debiga maxaa noo gelisey sidii nin nadifaaci kara ayey leeyihiin isaguna sidii shaydaankii ayuu leeyahay idin ma aqaan anaa tayda uyaabane iga taga kkkk

Cade Saciid
2022-05-24 21:18:16

M.allh

Maxamee Xasan
2022-05-24 19:13:31

Waryaada wad qarweysan niyad iyo 00yinta iska daaya iyo Qarawga aad ku jitaan waa waa

Raaxo Xaashi
2022-05-24 17:36:49

Odowaa guuleyso wadne ku mahadsan tahay garab istaaga aad u sameeysay madaxweyne farmaajo allaha ku xafido isha allaah adiga&farxaan waroole

Raaxo Xaashi
2022-05-24 17:34:53

Guuleeyso mudane farmaajo ilxun$il xaasid alla kuma tuso aamiin yaa rabi

SHACNI SHARIIF
2022-05-23 13:36:06

ALLAHA XIFDIYO MW FR CADAWGA DIBADA IYO GUDAHABA ALLAHA KA XIFDIYO DAALIMIINTA AMIIN ALOW CADAWGIISA JABI AMIIN YAA RABI GUULAYSO WAX UU SAMEEYAY OO AAN WANAAG AHAYN MA JIRTO WAA IN DAWACOOYINKA BEENTA IYO HUUHAADA WADA WAA IN LAGA HORTAGAA DAALIMIINTA AMIIN YAA RABI QAAIMIINTA ALOW KA CELO DAWACOOYINKA ALOW DULEE CADAWGA DULMIGA KUWADA AMIIN ALLE HAJABIYO CADAWGA MW FR ALLE INDIN JABI AMIIN YAA RABI YAA ALLAAH GUULAYSO AMIIN YAA RABI YAA QAADIR ALOW CADAWGAAGA JABI AMIIN

rashka boy
2022-05-23 06:06:21

Fariin kusocoto xasan gur gurte xana iskudeyiin inaad somalia jibiso ciinanka kusugan gedo damac yakugalin inaad lacag qadato dib cusocelisit wadanta shesheye gar ahan kenya iska ilali waa ciidanka difacayan hadbenaadka somlia iyo kenya sharaf ba ino aha manta somalia ciidaamo aya hududaha dalka ilalinayan allow farmaajo xafiid wlhi dalka sharaftisa wusoceliye lkn dad iman lawo aye qiyamin alle xabar cuur xakuriido amin nolow abe mcn farmaajo guul guul guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💯💯

Saabir Ahmed ali officile
2022-05-23 03:49:03

Xasan tuugu ilaahay umada haka qabato wadanka waya gadanayan inkaartii umada soomaaliyeed idinka muuqatay si deg deg yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲

Saabir Ahmed ali officile
2022-05-23 03:39:44

T

Halima Hussein
2022-05-22 23:27:44

Beenta dhaanka been ayaad weli dhaaminaysaa ee maad iska dhaaftid danbiga beenta ah.

Halima Hussein
2022-05-22 23:27:07

Waa yaab Farxaan Qaroole miyuusan ahayn nin ciidan Soomaaliyeed mawaxaa uu noqday qof shaqsi gaar u ah ciidan.Waa wax aan weli maqlin weligeed waan ari jirnay in uu madaxwayne ka tago madaxnimada hadana ma aan arkin nin waxa uu wado Farmaajo waa wax aan aqliga insaanka uusan qaadin karin miyuusan naftiisa uusan kalsooni ku qabin mise danbiyadii uu ka galay dalka iyo dadka in lagu soo maxkamadeeyo ayuu ka cabsanaayaa.Koley waxaan kula talinayaa in wiilasha ka tirsan ciidanka ay u shaqeeyaan oo ay u shaqaynin shaqsi danbiyo dalka ka soo galay oo adinkana idinka dhigaayo kuwii ku saacidi jiray danbiga uu u geeystay daalka iyo dadka.Taliye Farxaan Qaroole waa iin aad ciidanka aad ka mid tihiin aad la shaqaysaan oo aad isku cadeeyn in aad danbiile uu idinka dhigo Farmaajo adinka oo ah labo nin oo Hawiye ah wuxuu idinka doortay ciidankii duufaan waa sheeko meesha ku jirto oo u baahan in sifiican loo dhuuxo waa isku dir beelaha Hawiye oo uu rabo in uu weli madaxa isu geliyo.Waa in aad sharaftiina aad ilaashataan oo uu Farmaajo idinka dhigin niman danbiilayaal ah ee waa in shirqoolka Farmaajo uu dhexda idinka gelinaayo aad ka dik toonaatan.Farmaajo waa danbiile oo dalkaan uu ka galay danbi wayn.Farmaajo waxa uu wado waa dalka in uu weli bur burin kuwado weli oo farmaajo laga diktoonadaa waa shirqool uu weli Farmaajo wado ee waa in ay shacabka muqdisho uu shantii sano idinku qarxinaayey Farmaajo waa in aad ka hortagtaan.

Kaltun Abdirahman
2022-05-22 23:11:02

Farmaajo Odawaa ❤ Somalia 🇸🇴 ♥ guulaysta 🇸🇴 ❤

Kaltun Abdirahman
2022-05-22 23:10:25

Maansha Allah 💙 💙 💙 💙 ❤

Kaltun Abdirahman
2022-05-22 23:10:13

Odawaa Allah kuxifdiyo Somalia 🇸🇴 ❤

Kaltun Abdirahman
2022-05-22 23:09:28

Farmaajo iyo gobanimo insha Allah 🇸🇴 ♥ ❤

Что ищут прямо сейчас
HOLY ROSARY стояк вартандер эмвей Мальчик Islam FIFA 22 Versus DZIEŃ ZIEMNIAKA 황제드라몬 파이터모드 홈짐 가격 ever bilena 별미지교 먹 방 기아차 생산일정 議題 هادفة ночник кем был Ермак ученые историки происхождение кафе лечо сочи егэ ульяна вяльцева
Похожие видео
23.05.2022
DEG DEG Sirta Xasan Sh Kanaxay Xildhibaano Shabab Baarlaamanka Lagu Dhex Arkay,Sirdoonka Kashifay

DEG DEG Sirta Xasan Sh Kanaxay Xildhibaano Shabab Baarlaamanka Lagu Dhex Arkay,Sirdoonka Kashifay

22.05.2022
DEG DEG Gud A/Madoobe Oo Gacaray CC Shaakur,Ciidamo Beeshisa Ku Dalbaday Guryaha Xildhanada Muqdisho

DEG DEG Gud A/Madoobe Oo Gacaray CC Shaakur,Ciidamo Beeshisa Ku Dalbaday Guryaha Xildhanada Muqdisho

02.07.2022
DEG DEG: Rooble xabsiga La dhigay, CC.Shakuur oo cadeyn soo bandhigay & Xasan sheekh naxdin suuxay..

DEG DEG: Rooble xabsiga La dhigay, CC.Shakuur oo cadeyn soo bandhigay & Xasan sheekh naxdin suuxay..

22.05.2022
Daawo;-Kacdoon Ka Dhan ah Dowlada Xasan Sheekh Oo Looga Dhawaqaay Magaalada Iyo Ciidanka Oo Sheegay

Daawo;-Kacdoon Ka Dhan ah Dowlada Xasan Sheekh Oo Looga Dhawaqaay Magaalada Iyo Ciidanka Oo Sheegay

22.05.2022
DEG DEG Xasan Sh Oo Iska Ilmeeyey Runtana Indhihiisa Ku Arkgay,Mucaradka Oo Walwal Soo Wajahay,Gusha

DEG DEG Xasan Sh Oo Iska Ilmeeyey Runtana Indhihiisa Ku Arkgay,Mucaradka Oo Walwal Soo Wajahay,Gusha

22.05.2022
Sababta Kadanbaysa Gelitaanka Ciidamada Maraykanka Soomaaliya | Maxaa Xiiso Leh

Sababta Kadanbaysa Gelitaanka Ciidamada Maraykanka Soomaaliya | Maxaa Xiiso Leh

29.06.2022
TOOS U DAAWO: Kulanka Baarlamaanka & Wasiir Bayle oo miiska saaran..

TOOS U DAAWO: Kulanka Baarlamaanka & Wasiir Bayle oo miiska saaran..

29.05.2022
DEG DEG Fadeexad:Xil Mahad Salaad Oo Lagu Garacay Xafiska Sirdoonka NISA,Asago Ooynayo Villada Galay

DEG DEG Fadeexad:Xil Mahad Salaad Oo Lagu Garacay Xafiska Sirdoonka NISA,Asago Ooynayo Villada Galay

22.05.2022
Siciid Dani muxuu kulasoo noqonayaa Puntland?

Siciid Dani muxuu kulasoo noqonayaa Puntland?

22.05.2022
DEG DEG Taliye Odawaa Amarkii Xasan Sh Kadiiday,Saraakil Larabay in Lasoo Xiiro,Farmajo Kala Xaliyay

DEG DEG Taliye Odawaa Amarkii Xasan Sh Kadiiday,Saraakil Larabay in Lasoo Xiiro,Farmajo Kala Xaliyay

22.05.2022
WAR DEG DEG; Wasiir Beyle oo fashilay sir badan, yaa kadanbeeyay in dalka lagiliyo xaalada uu hada k

WAR DEG DEG; Wasiir Beyle oo fashilay sir badan, yaa kadanbeeyay in dalka lagiliyo xaalada uu hada k

22.05.2022
DEG DEG: Banaanbax gilgilay Muqdisho, Ciidamo La waregay guriga cusub MW Farmaajo & X/Sheekh oo ka..

DEG DEG: Banaanbax gilgilay Muqdisho, Ciidamo La waregay guriga cusub MW Farmaajo & X/Sheekh oo ka..

29.05.2022
DEGDEG FARMAAJO GURIGIISA CIIDAMO WEERAREEN,XASAN SHEEKH MAHAD SALAAD AMRAY IN LA BURBURIYO,DAGAAL

DEGDEG FARMAAJO GURIGIISA CIIDAMO WEERAREEN,XASAN SHEEKH MAHAD SALAAD AMRAY IN LA BURBURIYO,DAGAAL

27.05.2022
FARXAD FARMAAJO CIIDAN TAAGEERSAN XABSI DHIGAY XASAN SHEEKH,WEERARAY MADAXTOYADA,DAGAAL CULUS QARXAY

FARXAD FARMAAJO CIIDAN TAAGEERSAN XABSI DHIGAY XASAN SHEEKH,WEERARAY MADAXTOYADA,DAGAAL CULUS QARXAY

22.05.2022
Wararkii ugu Danbeeyey Arinta Warbaahintu Qarisay ee Sirdoonka ingiriiska Haysata

Wararkii ugu Danbeeyey Arinta Warbaahintu Qarisay ee Sirdoonka ingiriiska Haysata

26.05.2022
DEG DEG Goanka Xasan Sh Xilaalki U Boobay Qabiilkisa,Keydki Hubka & Saraakishi Ku Safay Damu Jadiid

DEG DEG Goanka Xasan Sh Xilaalki U Boobay Qabiilkisa,Keydki Hubka & Saraakishi Ku Safay Damu Jadiid

29.05.2022
DEGDEG FARMAAJO CIIDANKA HARAMCAD AMAANKIISA LAWAREEGEEN,FARXAAN QAROOLE DAGAAL KU QAADAY DAMJADIID

DEGDEG FARMAAJO CIIDANKA HARAMCAD AMAANKIISA LAWAREEGEEN,FARXAAN QAROOLE DAGAAL KU QAADAY DAMJADIID