Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah: Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed - Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka Follow on FB: 🤍🤍facebook.com/Dhaankawararka
Illaaahay umada hakaa qabto uma walantid madax wayne nimadee
Good president Joe Biden my god bless you USA America guul president Joe Biden
HDAANU NAHAY CABABKA SOMALIYA
MUMA BAAH NIN XASAN SHIIQ
MANA U AQOONSANIN
XASN WAA HAL SHIQSI YAAN LOO BAA BI IN QARANKA.DHAN EE SOOMALIYA
WAXAANU SOO MARNAY 30 SANOO QAARAD MADOOW AH WAXAAN HELAY 4 SANOO IFTIINA
YAAN DIB LOO CELIN QARANKA
IYO JIRITANKA UMADA SOMAALIYEE
Been kama xishootaan
M.w Hassan try to improve our country. Thank you!
M.w Hassan please protector dignity, and our country 🇸🇴 ❤
Farmaajo guulayso ❤ 🇸🇴
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤ Hanoolaato
Hadii hassan Sheekh siyaasi ahaan lahaa isuma soo sharixi laheyn Madax weyne . Waayo hore buu fashilmey .
marreykan wakhtigiisii wuu dhamaaday siduu muslimiinta u baabiiyey wey wada arkeen hanagu soo celinina tukiga waa nagu filayahay hadii loo baahdo hub ruush oo waligiis kaxoog badnaa uu siyaasd ku bururiyey maeykanku ayaa soo laba kacleeyey lagana doonankaraa iyodoo lasoo gashan inta xalane noogu jirta ilaahay hanaga saaro
Tuugo isbaheysatey ayaa wadanka qabsadey ee allah ha naga badbaadiyo dhagartooda iyo shartooda aamiin Allah ha naga qabto kuwa dhibaatada iyo fowdada wado ee dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin rooble baahane ayaa dalka bohol ku ridey oo bilaabey dhaca bankigii ayey lacag kala baxeen si ay dadka isaga jeediyaan waa kuwii gubey suuga ay shacabka masaakiinta xoolahooda gubey ee allah ha naga qabto dhibkooda iyo hagardaamadooda
War khairley Alhamdoulilah Hassan sheik down 🤮🤮🤮
Caydiid2xasan..weeye
Duugaaga daaLkeena qaab saday ha Lo wada joogo wiixii dhaaca bada iyo baangiga beeriga gaab dhaha so Ladi maayo qadka soogweLu
Hassan sh mohamud donimeynooooó
X. Sh. Maxamuud dooni mayno ...